Bulshada Deegaanka Qaam-Qaam oo codsaday in Loo sameeyo xarumo Waxbarasho

0
221

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Qaam-qaam waa mid ka mid ah deegaanada dhaca dhanka waqooyi ee magaalada kismaayo,mar aan  u kuur galnay baahiyaha waxbrasho ee deegaanka Qaam-Qaam ka jira ayaa waxaan la kulanay mid ka mid ah Macalimiinta wax bara caruurta ku nool deegaanka QaamQaam,waxa uuna Idaacadda Waamo uga warbixiyay baahiyaha guud ee dhanka waxbarasho ee ka jira Deegaanka Qaam-Qaam.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.