Kismaayo oo laga dareemayo diyaar garowga Ciidda Carafo

0
240

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa maalmo kooban inaga xiga Maalinta Ciida Carafo oo Umud Islaamka Caalamka ugu dabaal dagayaan iney Maalinkaasi Si nabad ah Ku ciidaan.

Magaalada Kismaayo Xarunta Kumeel gaarka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa si weyn looga Dareemayo Diyaar garowga ay bulshada ugu diyaar garoobayaan Maalinkaasi.

Cowke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.