Kismaayo:Harqaanada Dharka Lagu Tolo oo mashquul badan Laga dareemayo

0
219
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-iyadoo maalinta Ciidda ay nagu soo food Leedahay ayaa waxaa gobaha dharka lagu tolo ka jiraan mashquul badan.
Bulshada ayaa waxay safaf ugu jiraan Harqaanada,iyagoo dharkooda geeysanaya waqti hore.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.