Haweenka ka shaqeeya Qodista Jaayga oo codsaday in La caawiyo

0
235

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenkan danyarta ah ayaa koonfurta magaalada Kismaayo waxa ay ka qotaan Jaay, kaas oo ay ku maareenayaan nolashooda iyo tan Qoysasmkooda.

Haweenkan oo qaarkood ku nool guryo aan celin Roobka iyo Qoraxda ayaa waxa ku kalifay in ay shaqadaan qabtaan duruufo dhanka nolasha ah oo soo wajahday.

Halkii gaari ee jaayga ah ayaa waxa ay ku qaataa qodistiisa mudda isbuuc ah,
Taas oo sabab u ah in aysan heysan qalabka lagu qado jaayga.

Waxa ay dowlad goboleedka Jubbaland ka cod sadeen in lagu caawiyo qalab u fududeeya shaqadooda.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.