Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Jubbaland oo kormeeray xarunta farsamada gacanta ee KTI

0
268
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdinaasir Seeraar Maax ayaa Kormeer indho-indheen ah ku gaaray Xarunta Farsamada Gacanta ee KTI,Waxaana Kormeer ku wehliyo qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland.
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ayaa kormeerkiisu ahaa mid uu ku ogaanayo xaalada Ardayda halkaasi wax ka barta iyo is xog wareysi ku saabsan sida ay u shaqeyso Xarunta Farsamada Gacanta ee KTI.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.