Wasiirka ku xigeenka W/Waxbarashada Jubbaland oo kulan isbarasho ah La qaatay Maamulayaasha Dugsiyada Kismaayo

0
308

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda waxbarashada Jubaland mudane Mukhtaar Kaamil ayaa kulan isbarasho ah la qaatay qeybaha kala duwan ee Maamulayaasha Dugsiyada magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka dowlad Goboleedka Jubbaland.

Cowke Cali Cawil agaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.