Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo faahfaahin ka bixiyay kulan uu la qaatay Dhalinyarada

0
244

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada Dhalinyaradda  Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Aweeys Maxammed Xuseen ayaa faahfaahin ka bixiyey fadhiyo isaga iyo Wasiir ku xigeenka Marwo Xildhibaan Faadumo Macalin Cabdikariim ay maalmahan la yeelanayeen da’ayarta reer Jubbaland.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.