Hay’adda FAO oo doon Kalluumeysi ah ku wareejisay Wasaaradda Kalluumeysiga Jubbaland

0
62

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Si loo xoojiyo  wax soo saarka Kulluumeysatada Degmada Kismaayo ayaa  waxaa mas’uuliyiinta Wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda e Dowlad Goboleedka Jubbaland   waxey hay’adda Cunida Iyo Beeraha ee FAO kala wareegtay Doon Kaluumeysi oo aad u baaxad weyn  taaso loogu tala galay Tababarka iyo Kalluumeysiga.

Iidle Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.