80 Haween ah oo Kismaayo loogu qabtay Tababar ku saabsan Maamul daadajinta

0
263

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tabarkaan oo diirada lagu saarayay habka maamul daadajinta ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Arimaha Gudahah Fedaraalka iyo dib u heshisiinta Dawlad goboledka Jubbaland  waxaana loo qabtay 80 haween ah  oo ku nool degmada Kismaayo.

Siminaarkan oo mudo laba bari ah socon doona ayaa daah-furkiisa waxaa ka soo qayb galay Mas’uuliyiin kala duwan oo ka kala socday Dowlad Fedaraalka Soomaaliya iyo dowlad goboledka Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.