Isku aadka Premier League oo la sameeyay… (Xilliga uu furmayo & kulammada toddobaadka koowaad

0
241

England(Idaacadda Waamo)-Waxaa goor dhow la sameeyay isku aadka horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedka 2021-22 iyadoo aan idin la wadaagi doono kulammada ugu toddobaadka ugu horreeya iyo xilliga uu sida rasmiga ah u furmi doono/

Horyaalka heerka koowaad ee kubadda cagta Ingiriiska fasalkiisa 2021-2022 ayaa si toos ah u bilaaban doona 14-ka bisha August ee sanadkan 2021.

Toddobaadka ugu horreeya ayaana loo ciyaari doonaa sidan

Brentford v Arsenal

Burnley v Brighton

Chelsea v Crystal Palace

Everton v Southampton

Leicester City v Wolverhampton

Manchester United v Leeds United

Newcastle United v West Ham United

Norwich City v Liverpool

Tottenham Hotspur v Manchester City

Watford v Aston Villa

Ciyaarta ugu xiisaha badan ayaa dhex mari doonta Tottenham Hotspur oo aana heysan macallin rasmi ah ilaa iyo haatan iyo kooxda horyaalka difaacaneysa ee Manchester City.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.