Warbixin:-Wiil rabay inuu Tahriibo oo fikirkiisii badalay kana mid noqday Ganacsatada kismaayo

0
234
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tahriibku waa dhibaato soo jireen ah oo qaabab kala duwana lahaan jiray, Tahriibka dadku ama tahriibintoodu wax uu ka mid yahay falal denbiyeedyada qawaaninta caalamku la dagaalanto lana mid ah falal dembiyeedyada tahriibinta maandooriyaaasha iyo hubka.

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixinrtan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.