Beeraleyda Deegaanada Gosha oo ka faa’iideeystay Agab la siiyay dhawaan

0
302
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka Beeralayda ah ee ku nool degaanada dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo ayaa tacbashada Beerahooda waxaa ka caawiyay qalab iyo abuurka ay dhawaan u qeybisay Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Dowlad Goboledka Jubbaland oo kaa shaneeyso Hay’adda Afsi.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.