Warbixin:Hal-abuurka iyo kaalinta uu Bulshada kaga jiro

0
279
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hal-abuurku waa qof haybad u leh diyaarinta  ereyada ay ka samaysan tahay heesta iyo Qorista  Buugaagta, Sida caadiga ah qofka hal-abuurka lehi wuxuu awood iyo aqoon uleeyahay inuu sameeyo tix, dhowr bayd gabay ama geeraar ah, kuwaasi oo marka laxan la saaro laga dhigo karo hees.
Qofka halabuurka ahi wuxuu samayn karaa gabay, geeraar, buraanbur, majaajilo iyo wixii la mid ah. Sidoo kale, halabuurku waa nooc ka mid ah abwaanimada.
Hadaba Aamino Cabdi Cali Waa Mid Ka mid ah Dhalinyarada Aqoonyahanka ee ku nool deegaanka,waxay hormuud ama Gudoomiye u tahay Urur Dhalinyaro oo la magac baxay Kalsan,waxay inooga warbixineysaa hal-abuurka  iyo Fa`iidada uu u leeyahay Bulshada.
Cowke Cali Cawil agaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.