Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad Jubbaland oo kismaayo ka daah-furay Imtaxaanka shahadiga ah ee Dowlada

0
220

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Imtaxaanka Shaadiga ah ee  oo ay qaadeyso Wasaaradda waxbarashada ee XFS Soomaaliya  ayaa maanta si siman uga bilowday Gobolada dalka marka laga Reebo Deegaanda Dowlad Goboleedka Puntland iyo Soomaaliland waxaana sanadkan u fadhiistay ku dhawan 50kun oo arday.

Madaxweyne ku Xigeenka 1-aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane maxamuud Sayid Aadan ayaana maanta Kismaayo ka daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee Dowlada oo ay galayaan Jubbaland 1,221 Arday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.