Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland oo farriin u dirtay dadka deggan Xeebaha Kismaayo

0
303

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa  baaq Ku aaddan Nadaafadda Xeebaha u dirtay Shacabka ku nool deggan Xaafadaha kala duwan ee  teedsan Xeebta dheer ee magaalada Kismaayo.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.