Wasaaradda Beeraha Jubbaland oo ka hadashay saameeynta ka dhalatay fatahaadda Wabiga Jubba

0
227

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Inta u dhaxeeyso Deegaanka Baarka iyo Goobweyn ayaa waxaa fatahaadihii dhawaan uu sameeyay wabiga Jubba uu saameyn xooggan ku yeeshay In kabdan kun iyo shan boqol oo Beerood ,sida uu Idaacadda Waamo uga waramay ku simaha Wasiir ku xigeenka wasaaradda Beeraha iyo waraabka Dowlad Goboleedka Jubbaland mahad muxiyaddiin.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.