Barakacayaasha Kaam Farxaan oo ka waramay xaaladooda nololeed

0
251

Kismaayo(Idaacadda Kismaayo)-kaamka Farxaan 2 ee magaalada Kismaayo ayaa  waxaa ku nool Qoysas danyar ah oo ay tiradooda gaareeysoku dhawaad labo baqol oo  Qoys, kuwaasoo ka soo barakacay deeganaanada ku dhow degmada Kismaayo iyo Qoysas barakacayaal ah oo dhawaan dalka dib ugu soo laabtay.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.