Machadka Imaamu Shaafici oo Xaflad qalin jebin ah u qabtay Arday baratay Culuumta Shareecada

0
354

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Macadka Imaamu Shaafici oo ka mid ah macaahida magaalada kismaayo ayaa munaasab qalin jabin ah u sameeyey 93 Ardey oo baratay shareecada Islaamka, waxaana munaasabadda ka soo qeyb galay waalidiin Ardeyda iyo qaar ka mid ah mas’uuliyiin ka tirsan Jaamacadda Kismaayo.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.