Dhaqaatiirta magaalada Kismaayo oo ka hadlay saameynta ka dhalato cuddurada faafa

0
279

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xanuunada faafa ayaa waxaa ay saameeyeen dhamaan bulshada ku nool dalkeena soomaaliya, Waxaa jiro cuduro dillaaco, ku waa soo si dhaqso ah bulshada ugu dhax faafi kara.

Hadaba Dr Aadan Jaamac Muuse oo ah agaasimaha isbitaalka Anfac ee magaalada Kismaayo ayaa faafahin ka bixinaya waxa ay yihiin cudurada faafo ama la isku gud-bin karo.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.