Dumarka ku shaqaaysta xirfadaha qurxinta dumar oo kismaao kusoo badanaya

0
1016
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Cilaansaarku waa qayb kamid ah qurxinta dumarka waxaana Magaalada Kismaayo ku nool dumar badan oo ku shaqaysta xirfada kala duwan ee qurxinta haweenka  oo ay dhaqaalaha ka soo gala ku mareeyan noloshooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.