Kismaayo:Dumar horumar ganacsi ka sameeyay Ayuutada

0
454
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ayuutadu waa hab ay inta badan koox Haween ah isugu darsadaan lacag, taas oo muddo lagu Ballamay hadba qof haweenkaas ka mid ah la siiyo.
Waxaa Magaalada kismaayo ku nool haween ku shaqaysta nidaamka ayuutada waxaayna Lacagahaan isku darsadaan ku mareeyan nolosha qoysaskoda.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.