Dukaan ku yaalo Kismaayo oo lagu Iibiyo Looxda

0
1596
Kismaayo(Idaacada Waamo)Cabdifataax Gurxan Ciise wuxuu kamid yahay dadka Qu’raanka lagu soo baray Looxa oo ay inta badan dadka Somaliyeed ku soo xifdiyeen Qur’aanka kariimka ah maadama ay hada yar yaryihiin goobaha ardayda dugsiileyda ah quraanka loogu dhigo looxa ayuu doortay in uu bulshada ku wacyi galiyo in dugsiyada ardayda looxa wax loogu dhigo.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.