Dadka ku nool xaafadda Midnimo oo dalbaday in laga caawiyo hirgalinta waxyaabaha Nolosha aasasiga u ah.

0
497

Kismaayo(Idaacada Waamo)Xaafadda Midnimo oo ka mid ah xaafadaha cusub ee magaalada Kismaayo,islamarkaasina dib u dejin loogu sameeyay dadka dib uga soo laabtay xeryaha qaxootiga dalka Kenya ayaa waxaa soo food saartay dadka ku nool xaalado dhinaca nolosha ah.

Cabdiraxiim Deeq Muuse ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.