Madaxa Garsoorka Xiriirka kuba cagta jubbalnd oo ka warbixiyey Sida ay u shaqeeyaan

0
348

Kismaayo(Idaacada Waamo)Madaxa garsoorka xiriirka kubada cagta Jubbaland Maxamed Cabdulaahi ayaa ka warbixinaya adeeg yada ay garsoorka kubada cagta ,isagoona shegey in waqti kasta garsoorka Jubbalnd ay u taagan yihiin sidii loo hormarin lahaa ciyaaraha gobalka
waxaa uu intaa ku daray in garsoorka ay ku shaqeeyaan si iskaa wax u qabso ah oo aan wax lacag ama miishaar aan helin marka laga reebo lacago yar oo la siiiyo inta ay socdaan ciyaaraha waaa sida uu hadalka u dhigay madaxa garsoorka
waakan isagoo ka warbixinya xalada garsoorka Jubbaland ay ku shaqeeyaan

R/W,Fartuun Nuur Aadan 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.