Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowlad goboledka Jubbaland oo laga dhagaystay Warbixin ku Saabsan Wax qabadka Sanadkaan.

0
309
Kismaayo(Idaacada Waamo)Dhamaadka Sanad waxba waxaa Wasaaradda Jubbaland laga dhagaystaa warbixino ku aadan wixii uqabsoomay sanadkaas iyo aqabadaha jiray .
Madaxwaynada Dowlad Goboledka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam  Ayaa warbinta Sanadlaha ah ka Dhagaystay Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Ee Jubbaland
Aadan Faarax Gaarane Agaasimaha Wasaaradda Arimha gudaha ayaana kawar bixiyay waxyaabihii wasaarada u qabsoomay Sanadkaan  Sii dahamaanaya Ee 2019
Waxaa una sheegay in ay fuliyeen mashaariicyo hormarineed oo kala duwan sido kalana ay Wasaaraddu wado qorshe  lagu dhaisayo  16 wado Magaalada Kismaayo ah kuwaas oo laami Lasaari doono .
Madaxwaayna ayaa wasaaraddo kale oo ay kamid tahay wasaarada Ganacsiga Jubbaland ka Dhagaaystay warbixnta wax qabadka sanadkaan dhamaanaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.