Maamulka xarunta Midnimo Women Group oo ka waramay howlaha waxbarasho ee xarunt

0
324
Kismaayo(Idaacada Waamo)Midnimo Women Group oo ah xarun dumarka ay wax ku bartaan ayaa waxaa dhigta haween badan oo lagu baro Xisaabta,Farta Soomaaliga,sameynta dharka Alhindiga,dharkarinta iyo Tolsita harqaanka.

Hani oo ka mid ah gabdhaha wax kabrta xaruntaan ayaa sharaxday waxa ay ka faa’iiday xaruntaan mudadii ay dhiganeysay.
Maamulaha xaruntaan Luul Maxamed Guure ayaa ka warbixisay qaabkii ay xaruntaan u asaaseen iyo hadafkii ay ka lahaayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.