Munaasabad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay arday baratay Qur’aanka Kariimka ah oo lagu qabtay Kismaayo.

0
387
Kismaayo(Idaacada Waamo)Ardaydaan Oo Xifdinta Qur’aanka Kariimka Kabaratay madarasada Umul Quraa Ee Magalada Kismaayo Ayaa Waxaa Loo Qabtya xalfad shahadoyin lagu Gudoon sinayay
munsabad waxaa kasoo qeyb Galay Mamulka madarasada culimada magalada iyo walidiin
Ardaya Ayaa Oogu Horeyn Goobta Kuso bandhigay Qaar kamid ah wax yabihii ay barteen
sheeq saciid Axmed oo kamid ah culumiada magalada kismaayo ayaa Bogadiyay ardayda qalin Jabisay waxuuna mamulka madarsada umul Quraa Kuboriyay in ay sare usii qadaan waxbarashada caruurta
Mamulaha madarasada umul quraa Leylo Xuseen Coljoog Oo Soo Xirtay munasabada Ayaa Kasheekeysay Marxalidihii Ay Soo Mareen Ardaydaan Maanta Qalin Jabisay
 Oogu Danbeytii Ardaydii Dhameysatay Xifdinta Qur’aanka Kariimka Iyo Madoyinka Kale Ayaa Goobta Lagu Gudonsiyay Abaal Marino kala duwan waxana ay kahadleen Dareenkooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.