Maamulka Dagmada Afmadow oo Kormeeyay Beero ku yaala duleedka Magaalada

0
324

Kismaayo(Idaacada Waamo)Gudoomiye kuxigeenka Dagmada Afmadow iyo Gudoomiyaha Ururka Dhalin yarada Dagmada Ayaa Gormeeray Beero kuyaala Duleedka Magaalada.
Dadka tabacada beeraha ayaa kacabanaya Cayayaanka  beeraha kaas oo waxyeelo Ugaaysankara Dalagyada Beeraha
sida uu sheegay Cali Ribaax  oo ah Gudoomiye kuxigeenka Dadmada afmadow
Dhinaca kale Gudoomiyaha  ururka Dhalinyarada Dagmada Afmadow  Maxamed Xassan Cali Dheere ayaa dhankiisa  sheegay  dadka beeralayda ay bahanyihiin in ay helaan Daawada Cayayaanka lagu dilo.

R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.