Mid ka mida dadka naafada ah ee ku nool doolow oo cod saday in laga caawiyo baahiya gaarka ah 

0
345
Kismaayo(Idaacada Waamo)Dadka naafada ah ayaa inta badan helin daryeel iyagoona qaar kood ay nolasha caqabado badan kala kulmaan Hadaba Xuseen Xasan Maadeey waxa uu ka mid yahay dadka qaba baahiyaha gaarka ah
isagoona ay ku xiriiraan caruur wax ka sugeeysa waxa uu ku nool yahay magalada doolow ee gobalka gado gaar ahaan kaam ay dagan yihiin dadka barakacaaysha ah waakan xuseen oo ka warbixinaya xaladiisa nolaleed ee uu ku sugan yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.