Wasaaradda Howlaha guud iyo guriyaanta  Jubbaland oo ka hadashay shuruucda wadooyinka.

0
382

Kismaayo(Idaacada Waamo)Wixii kadanbeeyay burburkii Dowladii dhexe Ee soomaliya waxaa meesha kabaxay Shuruucihi Wadooyinka

Inta badan soomaliya hada malahan sharuuco cad oo udagsan ilaalinta iyo  dhismaha Wadooyinka,Wasaaradda howlaha guud iyo Guriyaanta  Jubbaland ayaa qabaty kulan ku adan wacyi Galinta iyo ilaalinta shuruucda wadooyinka.

Agaasimaha wasaaradda howlaha guud iyo guriyaanta Jubbaland Maxamed Wali  ayaa sharacaad kabixiyay ujeed ay kulanka uqabteen,

dhanka kale wasiirka wasaaradda howlaha guud ee Jubbaland  Ing Ismaacil Axmed Garas ayaa sheegay in muhiimada ay tahay in loohogaan samo shuruucda wadooyinka ee ay diyaarinay Haya,ada wadooyinka heer qaran.

R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.