Warbixin Dhalinyarada ku Shaqeysta Xirfada Dhartolista Magaalada kismaayo 

0
470
Kismaayo(Radio Waamo)Dhalinyarada Soomaaliyeed waxaa saameeyay colaadihii iyo burburkii dalka ka dhacay, lakin wali Waxaa  Jira Dhalinyaro Si iskood ku sameystay Shaqa abuur kuwaaso la yimi Xirfad ay ku shaqeystaan Bulshada wax ugu faaideeyaan
Hadaba Harqaanka Gabiyow Tailor ee ku yaala magalada kismaayo waxaa ka howl gasha dhalinyaro xirfad u leh in ay tolaan noocyada  kala duwan Dharka Raga ,Qaasim Salaad oo ka mid ah dhalinyarada tosha dharka ayaa ka waramaya qaabka wax u tolaan iyo waxyaabaha ay uga duwanyihiin harqaanada kale ee  ku yaala magaalada

Dhalinyarada Soomaaliyeed oo inta badan ka cawda shaqo la,aan ayaa ka faano shaqooyinka qaar,waana mida keentay in inta badan dhalinyarada Soomaaliyeed ay baaga-muundo noqdaan.

R/W,Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.