0
1349

Kismaayo(Waamo Radio)Machadka barashada culuumta sharciga iyo Carabiga Imaamu Shaafici ee magaalada Kismaayo oo ka mid ah Macaahida ka jira magaalada Kismaayo ayaa ah Machad arydayda lagu baro,sharciga Islaamka iyo luuqada Caribaga.

Maamulaha machadka Imaamu Shaaf Mowliid Maxamed Aadan ayaa ka waramay Ujeedadii loo aas aasay machadka iyo waxyaabaha ay mustaqbalka ka rajeenayaan in uu soo saaro.
Dr Cabdi Xayi Deeq oo ka mid ah mu,asasiinta machadkaan ahna madaxa kuliyada shareecada Islaamka ee jaamacada Kismaayo ayaa dhankiisa kawaramay dadaalka ay ugu jiraan waxbarashada shareecada Islaamka.
Waxaa Inoo soo Jeedinaya:-Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.