Madaxa hay,ada cafimaadka  Somali Aid  oo ka war bixiyay  xaalada nafaqa darida caruurta ku  nool deganada Jubbaland

0
406

Kismaayo(Waamo Radio) madaxa hay ada somali aid cumar xasan  ayaa kawar Kixiyay heerka ay marayso xalada nafaqa darada caruurta ku nool  Deganada jubalnd iyo sida ay ula tacalaan marka xarumohoda.
cumar hassan madaxa hayada  somali aid ayaa dhanka kale shegay in ay hoyooyinka  ay usameyaan  wacyi galin si aay ula socdaan xalada cafimaad ee  caruurtoda.

waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Xamdi Maxamed Yaasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.