Dhalinyarada Xirfada Farsamada Gacanta ku shaqeysata magalada kismaayo oo Maamulka ka codsaday in la,garab istaago.

0
415

Kismaayo(Waamo Radio)sanadihii ugu danbeeyay dalkeena Soomaaliya dhalinyaro badan ayaa bilowday in ay nolol maalmeedka kasoo saartaan xirafada gacanta oo ay siyaabo kala duwan ugu howlgalaan Guud ahaan gobolada dalka  gaar ahaan degaanada Dowlada Goboleedka Jubbaland.

qaar kamid ah dhalinyarada ku shaqeysata xirfada gacanta Magaaladaan Kismaayo ayaa sheegay in ay baahi badan uqabaan in maamulku uu garab ku siiyo sidii ay horumar dhinaca xirfadooda ah usameyn lahayeen sida ay ugu suurta gasho in ay sameeyaan agab wax tar leh.

waxaa warbixintaan inoo soo jeedineysa:-fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.