Kooxda Chelsea oo soo bandhigtay Maaliyadda ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka Dambe…+SAWIRRO

0
416

Kismaayo(Waamo Radio) Naadiga Chelsea ayaa soo bandhigtay Maaliyadda ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka dambe 2019-20 kulammada gurigeeda.

Waxaa sawirrada bandhigga ka soo muuqday Eden Hazard taasoo farxad galisay taageerayaasha Blues, maadaama ay tilmaam u noqon karto inuu la sii joogayo xilli ciyaareedka soo socda kooxdooda.

Laacibka reer Belgium ayaa si wayn loola xiriirinayaa kooxda Real Madrid, balse waxay u badan tahay inuu nagi ku sii ahaan doono gegada Stamford Bridge, maadaama ganaax suuqa ka saaran yahay kooxdiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.