Gudoomiyaha dhalinyarada gobolka jubbada hoose oo Dhalinyarada Midnimada iyo Horumar ugu Baaqay

0
514

Kismaayo(Waamo Radio)Axmed maxamed taqal gudoomiyaha dhalinyarada gobolka jubbada hoose oo la hadlay ideecada waamo ayaa dhalinyarada somaaliyeed meel walboo ay jogaan kula dar daarmay in ay ka shaqeeyaan nabada.

waxaa uu sidoo kale ugu baaqay in ay qayb weyn ka qaataan dib u soo kabashada dalka isgoona dhalinyarada ku waaniyay in ay isk dayaan wadamada kale oo ay u hanqal tagayaan madaama wadamada ay ku haminayaan ay dhisteen dhalinyarada somaaliyeed ay dhisteen dhalinyaradu dalkooda.

Waxaa inoo soo jeedinaya Foos Cali Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.