Jubbaland oo laga Dhagax Dhigay Mashariic Hormarineed Magalada Kismaayo

0
412
Kismaayo(waamo Radio)mashariicdaan Oo Intoodan Badan Lagu Hormarin Doono Dhalinyarad Iyo Ciyaraha  Lagana Hirgalinayo Degmoyinka  Kamida degaanada dowlada Goboleedka Jubbaland Ayaa Waxaana Wijigisi Kowaad Laga Dhagax Dhigay Degmada kismaayo Gaar Ahaan Garoonka Isbartiimo Weekiyo Oo Laga Dhisi Dono Garoon Ugaar Ah Koxaha Udiwan Gashan Xirirka Kubad Cagraha Jubbaland.
Goobta Dhagax Dhiga Waxaa Goobjoog Ahaa Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaraha Jubbland Gudomiye Kuxigeenka  Kubad Kobad Ee Kubad  Cagraha  Somalia  Masuliyiin Kasocda Dowlada Turkiga Oo Mashariicdaan Fulindoona .
Ogu Horeeyn Waxaa Goobta Kahadlay  Gudomiye Kuxigeenka  Koobaad Ee Kubada  Cagyaraha  Somalia  Cabdi Maxmaed Cabdi Xaaq Iyo Albeerto Suli Oo Kasocday Dowlada Turkiga
Wasiiraka Dhalinyarada Iyo Ciyraha Jubbaland Cusmaan Xusen Xaji Feyruus  Aya Shegay In Garoonkaan Uu Noqon Doono Mid lagu Sooro ciyaartoy Da,yar Oo Firfoircoon Waxuuna Wasiirka uga Mahad Celiyay Dowlada Turkiga Dhismaha Garoonka Iyo Mashariicda Kale Ee Dhiman
Dhismaha Garoonka Isbartiimo Wekiyo Ayaa Noqon Doona Mid Loo Dhiso Qaab Carsi Ah Waxana Ay Taas Fursad Unoqon Doontaa Da,yarta Ciyaraha Xiiseysa ama Ciyaara  Ee Kunool Degmada Kismaayo Ee Gobnolka Jubada Hoose.
Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedinaya:Iidle Aadan Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.