RASMI: Isku Aadka Tartanka Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub Ee International Champions Cup Oo La Soo Saaray

0
538

Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka tartanka International Champions Cup 2019 ee la ciyaaro ka hor bilowga xilli ciyaareedka koox walbana isugu diyaarinayso xilli ciyaareedkooda cusub.

Tartanka ayay ayay sanadkan ka qayb qaadan doonaan 12 kooxood kuwaas oo kala ah GD Chaves, Real Madrid, Ac Milan, Roma, Atletico Madrid, Benfica, Bayern Munich, Ac Milan, Juventus, Tottenham iyo Man United.

Waxa tartanka sanadkan ka maqan kooxda ku guulaystay tartanka sanadkii 2018 ee Barcelona kuwaas oo aan ka qayb qaadan doonin.

Waxa tartanka sanadkan lagu qaban doonaa 3 qaaradood oo kala duwan kuwaas oo kala ah America, Yurub iyo Aasiya.

Isku Aadka Kulamada ayaa u dhacay sida tan hoos ku xusan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.