Shir Looga Hadlayey Sameenta Shirciyada Jubbaland Oo Laso Gaba Gabeyay

0
450
kismaayo(Waamo Radio)wasada Cadalada ee Dowlad Gobledka Jubbaland Ayaa Soo Gaba Gabeysay Kulan Wada Tashi Ah oo Kusaabsana Habraca Qorista Sahrciyada Dowlad Goboleedka Jubbaland.
waxana Shirka intisa Badan Looga Dodayey Sameenta Sharciyada jubbaland Iyado Kulanka Lagu Casumay Sharciyaqaano Iyo Qebaha Kala Duwan Ee Bulshada
wasiirka Wasaarada Garsoorka Cadalada Iyo Arimaha Diinta Ee Dowlada Gobleedka Jubbaland Maxamed yusuf Cumar Ayaa Gaban Gabada Shirka Kadib lahadlay  Idacada Wamo.
Sharcigaan Ayaa Marka Ladhameyo Lahor Genn Donna xildhibanada Iyo Golaha Wasiirada Jubbaland Si Ay Umeel Mariyaan.
wxaa warbixintaan inoo haaya,Iidle Aadan Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.