Qaar kamid ah ganacsatada yar yar ee ku nool Magaalada kismaayo oo hormar la taaban karo ka sameeyay ganacsiga

0
453

Kismaayo(Waamo Radio)kadib markii ay burburtay dowladdii dhexe  ee somaaliya sanadkii 1991-kii waxaa ay sameyn ku yeelatay hay’adahii dowladda oo ay kamid ahaayeen kuwa waxbarashada, caafimaadka  kabayaashii dhaqaalaha iyo adeegyada kala duwan ee bulshada Dadka Soomaaliyeed waxaa lagu  qiyaasaa in ay yihiin dad ku fiican hal-abuurka ganacsiga.

Qaar kamid ah bulshaddaSoomaaliyeed ayaala timid hal abuur ganacasi si ay uga raadsadaan nolol maalmeedkooda waxaana jira tira dad ah oo Horumar dhanka ganacsiga ah sameeyay kadib markii ay heer hoose ay ku bilaabeen ganacsigooda.

si aan wax badan uga ogaano heerka ganacsatda yar ee magaalada kismaayo ayaan waxaan idinkaga soo diyaarinay warbixin aan kula kulanay dad ganacsiga meel kasoo bilaabay lakiin maanta heersare jooga dhanka ganacsiga.

waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaysa,Foos cali Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.