Dhalinyaro Baratay Xirfada Solarka oo Magaalada Kismaayo ku soo bandhigay waxyaabihii ay barteen

0
428

Kismaayo(Waamo Radio)Qaar kamid ah  dhalinyarada ku nool magaalada Kismaayo oo baratay xirfadaha farsamada gacanta gaar kuwa Soolarka ku shaqeeya  ayaa maanta soo bandhigay xirfadaha ay barteen iyo qaabka ay ugu shaqaynayaan.

Munaasabada loo qabtay dhalinyaradaan oo tiradoodu gaareyso 12 ayaa waxaa kasoo qayb galay sida maamulka degmada Kismaayo, Guddoonka ururka dhalinyarada Jubbaland, Madaxda  ururka haweenka ee gobolka Jubbada Hoose, Odayaal dhaqameed iyo marti sharaf kale.

Waxaa warbixintaan inoo haaya,Cabdiraxiim Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.