Gudiga Shaqada iyo Shaqaalaha Rayidka Jubbaland oo kullan la qaatay agaasimayaasha Wasaaradaha.

0
508

Kismaayo(Waamo Radio)Guddiga shaqada iyo shaqaalaha rayidka Jubbaland ayaa maanta qabtay kulan looga hadlay tayada shaqaalaha rayidka ah ee Jubbaland iyo dhiira galinta,ka waxqabka shaqaalaha,waxaana ka qayb galay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha.

Shirkaan ayaa looga hadlay sare u qaadida wacyiga shaqaalaha dowladda xoojinta aqoonta iyo ka warqabka howl qabad shaqaalaha.

Dhawaan ayey ahayd markii Madaxweynaha Jubaland uu magacaabay Gudiga Shaqada iyo Shaqaalaha Jubbaland oo ka kooban Gudoomiye iyo Sedax Gudoomiye ku xigeen.

Waxaa inoo soo jeedinaya,Cabdiraxiim Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.