Ganacsiga Canaha geela oo qaar ka mid Dhalinyarada Kismaayo unoqday shaqa abuur 

0
506
kismaayo(Waamo Radio)Dhalinyarada Magaalada kismaayo Qaar Kood waxaa ay  Ka Shaqeystaan  Caanaha Geela Waxaa  ay dadka Gurigood Jooga ugu Geeyaan Canaha Sidoo Kale Dhalinyaradan Ayaa Canaha Geela geeya Hoteelada Iyo Maqaayadaha Waaweyn ee Magaalada Kismayo.
Dadka Ku Nool Kismaayo In Tii Ka Faaideystay Fursadan  Canaha Geela oo Goobahoda Shaqo Loogu Geeyo Ayaa Aamin San In Cabitaanka Caanahan uu kawanag Sanyahay Iyagoona Shegay in Carruurta  La Siiyo Cana Boorada Iyo Kuwa Caba Caanaha Geela in Aysan Isku Caafimaad Ahayn.
waxaa warbixintaan inoo haysa fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.