Gudoomiyaha Gobalka jubbada Hoose oo Dhalinyarada Deeganada Jubbaland ugu Baqay in ay ka Qeeyb Qaataan Horumarinta iyo Amniga Deeganada Jubbaland 

0
412
Kismaayo(Waamo Radio)Gudoomiyaha Gobalka Jubbada Hoose Abdirshiid Abdulaahi Cali Gooni ayaa ugu baaqay in Dhalinyarada Deganada Jubbaland ay Qeeyb weyn kaqaataan amniga Iyo Horumarinta degaanka.
waxaa uu intaas ku daray in dhalinyarada Ay yihiin Hormuudka Dal kasta lagana doonayo in ay kasoo baxaan waajibka saaran maanta Dhalinyaradu.
sido kale Gudoomiyaha Ayaa Shegay In Dhalinyarada ay Ka Qeeb  Qaadan karto Dib u Heshiisiinta dalka kaalin muqatana ay jubbaland kaga Jiraan.
Waxaa warbixintaan inoo haysa.Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.