Dhalinyarada Noloshooda kasoo saarata Shiiditaanka Cabitaanka khudaarta oo kusoo badanaya Magalada kismaayo

0
325
Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2016-09-24 12:53:33Z | http://piczard.com | http://codecarvings.comŠÿ7m`8#2

Kismaayo(Waamo Radio)Khudaarta Dalkeena ka baxda waa mida ugu wanaagsan ee la isticmaalo wayna ka caafimaad badantahay khudrada la, inooga keeno dalka dibadiisa.

hadaba magaalada Kismaayo waxaa jiro dhalinyaro badan ka faa,ideysatay Shiiditaanka Khudaarta qaybaheeda kala duwan Cambaha,Babayga,Qaraha, Zeytuunka iyo Liinta waxayna u nooqotay shaqo abuur oo ay kahelaan  nolol maalmeedkooda.

Dhalinyaradaan oo lahadlay waamo radio ayaa Waxaa  ay inoo sharaxayaan Muhiimada Cabitaanka dalka uu u leeyahay Bulshada.

waxaa Warbixintaan inoo soo Jeedinaya Cabdiraxiim Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.