Barakacayaasha Kaamka Yaaqa oo ka cabanaya Guryo la,aan.

0
730

Kismaayo(Waamo Radio)Barakacayaasha ku nool Kaamka Yaaqa ee magaalada Kismaayo ayaa ka cabanayo Xaalad Nolol Xumo,waxayna sheegeen in aysan heysanin Hooy xumo Waxbarasho La,aan iyo biyo yari heysta.

Dadkan Barakacayaasha ah ayaa Dowlad goboleedka Jubaland ka codsaday in lala gaaro gargaar beni,aadanimo sida ugu dhaqsiyaha badan.

Dadkan Barakacayaaasha ah ah ayaa marka ay indhahaagu qabtaan waxaad dareemi kartaa in ay ka jirto baahi badan oo dadkani ay ku noolyihiin xaalado Nolol xumo.

Waxaa Warbixintaan inoo haaya Cabdiraxiim Deeq Muuse

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.