Maamulka Gobalka Jubada hoose oo ka hadlay xaaladda dadka barakacayaasha ah

0
268

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gobalka Jubbada hoose waxaa ku yaallo kaamam badan oo  ay ku nool yihiin  dad iskugu jiro kuwa  barakacaal ah iyo kuwa danyar ah.

Agaasimah arimaha bulshada ee mamulka gobalka Jubbada hoose Jaamac Ugaas ayaa sheegay in ay ka war qabaan xaaladda dadkaasi ayna  qor sheenayaan sidii dadkaasi wax loogu qaban lahaa.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here