16-ka Kooxood Ee U gudbay Wareega 16-ka Champions Leageu oo lasoo afjaray.

0
65

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxa si Rasmi ah loo soo afjaray wareega Group-yada tartanka champions League kadib kulamo xiiso leh oo la ciyaaray.

Waxa la ogaaday 16-ka kooxood ee ku soo hadhay tartanka wareega 16-ka champions League xilli ciyaareedkan.

Kooxaha ugu tunka weyn tartanka ayaa si Rasmi ah u xaqiiqsaday booskooda wareega xiga waxana ay sugayaan isku aadka.

Halkan Kaga Bogo Kooxaha sida buuxda ugu gudbay wareega 16-ka champions League:

Kooxaha kaalmaha 1-aad kusoo baxay
Bayern
Borussia Dortmund
󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 Arsenal
󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 Manchester City
Real Madrid
Barcelona
Real Sociedad
Atletico Madrid

Kooxaha kaalmaha 2-aad kusoo baxay
PSG
Inter
Lazio
Napoli
Porto
RB Leipzig
Copenhagen
PSV Eindhoven

May be an image of soccer, football and text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here