1,500 oo qoys oo ka mid ah dad ay abaartu saamaaysay oo la gaarsiiyay deeq raashin ah

0
261

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah dadka ay abaartu saamaaysay ee ku nool deegaanada iyo Jasiiradaha gobolka Jubbada Hoose ayaa lagaar siiyay deeq raashin ah oo ka kooban Bur,bariis ,Caano ,timir iyo saliid taas oo  ka timid isu taga Imaaraadka Cabarta.

Deeqdan raashinka ah oo  loo soo wakiishay Hay’adda khayriga ah ee towfiiq ayaa waxaa  ka faa’iidaystay 1,500 oo qoys kuwaas oo qaar kood ay abaartu ka dhamaaysay xoolihii ay dhaqanjireen.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here