10- Weeraryahan ee ugu Fiican Taariikhda Kubada Cagta oo lagu dhawaaqay

0
73

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-10- Weeraryahan ee ugu Fiican Taariikhda Kubada Cagta oo lagu dhawaaqay, Booska weerarka waa booska ugu muhiimsan kubada cagta maadaama uu go’aamiyo ciyaaraha kubada cagta.

Inta badan xiddigaha weerarka ayaa kasoo muuqda ayaa ah kuwa ugu wanaagsan kooxda, Taariikhda kubada cagta waxa soo maray xiddigo badan kuwaas oo magaca ku leh taariikhda kubada cagta.

Hadaba Halkan waxa aan ku Soo gudbin doona 10 Weeraryahan ee ugu fiican taariikhda kubada cagta.

  1. Lionel Messi
  2. Pele
  3. Diego Maradon
  4. Johan Cruyff
  5. Zinedine zidane
  6. Alfredo di Stefano
  7. Ronaldo Nazario
  8. Garrincha
  9. Zico
  10. Cristiano Ronaldo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here